Somali News

Isticmaalka sii kordhaya ee caanaha gasaceysan oo hoos u dhigay isticmaalka Caanaha Xoolaha

Muqdisho-KNN-Waxaa yaraaday isticmaalka caanaha xoolaha, kadib markii dadka isticmaalayo caanaha gasaceysan oo loovyaqaano caana booraha, kuwaasi oo inta badan ay isticmaalaan bulshada ku dhaqan Muqdisho iyo guud ahaan dalka.

Caanahaan ayaa laga keen intooda badan gobalka Shabeellada hoose, inkastoo sidoo kale ay ka yimaadaaan shabeellada dhexe.

Abaaro soo noqday xoola dhaqatadii oo yaraaday iyo isticmaalka caanaha gasaceysan iyo dadkii uu ku sii badanaya magaaloyinka intaas oo isbiirsaday ayaa sababay in caanaha xoolaha isticmaalkooda uu yaraado.

Halkan ka dhageyso warbixinta Wariye Farxaan Maxamed Xuseen oo dhameystiran Maqal iyo Muuqaal .