Jigjiga-KNN:- Rabshadaha ka socda Magaalada Jigjiga ayaa Cirka isku sii Shareeraya, waxaana Magaalada inteeda badan dhex yaacaya dhalinyaro caraysan oo burburinaya Goobaha ay leeyihiin dadka Soomalida aan aheeyn.
Meelo aan tiro yareeyn ayaa la gubay waxaana kamid aj Kaniisad ay leeyihiin Nasaarada oo ku taalla Bartamaha Magaalada.
Meelaha qaar ayaa la sheegayaa in Rasaas laga maqlayo walina wey adagtahay in la Saadaaliyo halka ay wax usocdaan.
Wixii kusoo kordha Kulmiye Kala Soco.