Somali News

Jubbaland “ma geli doonaan labo imtixaan Ardayda Dugsiyada Sare ee Jubbaland”

Kismaayo-KNN-Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Jubbaland ayaa go,aan ka soo saartey Warqad horey uga soo baxdey Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalaka Soomaaliya, taasi oo aheyd in  Ardeyda Dugsiyada Sare Waajib looga dhigeyay in ay galaan labo Imtixaan.

Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa ku baaqdey in dib loogu noqdo go,aanka maadaama aysan duruufta Ardeyga Soomaaliyeed u saamixi karin inuu galo Labo Imtixaan.

Halkan ka akhriso warqada.