Somali News

Jubbaland oo soo saartay War- Saxaafadeed ku saabsan doorashooyinka

Kismaayo-KNN-Jubbaland ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay kaga jawaabeyso qoraal xalay kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya oo ku saabsanaa hanaanka loo qabanayo doorashada maamulka Jubbland.

War-saxaafadeedka Jubbaland oo lagu dhaliilay dowladda federaalka qaabka ay ula macaamileyso dowlad goboleedyada xobnaha ka ah, ayaa sheegtay in ay u madax banaantahay doorashooyinkeeda.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Jubbaland:-