Muqdisho-KNN-Choe Son Hui, oo ah wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha Dibada Woqooyiga Kuuriya ayaa oo lahadley Warbaahinta ayaa yiri, waxaan diyaar u nahay Jawaabta Awood militeri oo walba oo ka mtimaada waashinton iyo Xulafadeeda.
mudane Tramp aan ku xusuusiyo in aanhaya, Awood aan la luudinkarin,
waxaan u maleyneyaa Taasi in aaney daah kaasaarneyn, ayuu yiri wasiir kuxigeenka arimaha Dibada kuuriyada Woqooyo Choe Son Hui.
Digniinta ka imaaneysa Woqooyiga kuuriya ayaa waxaa ay imaaneysa kadib markii dhawaan madaxweyne Donld Tramp uu sheegey in ay Suuragal tahay mareykanka uu Tilaabo militeri uu kaqaado gantaalka ah, oo uu Tramp ula jeedo Hoggaanka kuuriyada Woqooye ee Kim Jon un.