Laascaanood-KNN- Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha khaatumo abshir cabdicasiis ayaa Waxaa uu ka hadlay Arimaha Kaararka codbixinta ee maamulka Somaliland uu ka wado deegamada Maamulka Khaatumo.
Wasiirka ayaa Sheegay maamulka Somaliland aysan Wax wadahadal ah kala galin maamulkaasi in doorasho lagu qabo Deegaanada Maamulka Khaatuma.
Sidoo kale Waxaa uu Xusay in Abaaro Daran ka jiraan Deegaano badan oo ka Tirsan Gobalka Sool,Islamarkaana Maamulka Soomaaliland oo Isna Ololo Doorasho ay ka wadaan Deegaanadaaasi.
Hadalka Wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu ku Soo Aadaya Xili Deegaano ka Tirsan Maamulka khatumo Haatan ay ka Soconayaan Codbixinta Doorashooyinka ee Deegaanada Soomaaliland.