Somali News

Khasaare ka dhashay shil ka dhacay dalka Afghanistan

Muqdisho-KNN-Ugu yaraantii 15 Qof oo shacab u badan ayaa ku geeriyoodey halka dad kale oo badan ay ku dhaawacmeenm kadib markii ay sameyeen Isbuurasho, taasoo ay maanta qorayaan warbaahinta gudaha dalka Afghanistan,   isbuurasho ka dhacday.

Dadkan ayaa isugu soo baxay banaanka hore ee Safaaradda dalka Pakistan ku leedahay magaalo yar oo ku taalla gobolka Nangahar ee dalka Paksitan.


Intooda badan ayaa waxa ay ka sugayeen Safaaraddaasi in ay ka helaan adeegyo dal ku gal ah (Visa).

Waxaa hadda xaaladooda caafimaad lagula tacaalayaa goobo caafimaad au geeyeen kooxaha ka shaqeeya arrimaha caafimaadka ee dalka Afghanistan.