Somali News

Khasaare ka dhashay toogasho ka dhacday Mareykanka

Ugu yaraan afar ruux uu ku jiro ilmo yar ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday wadanka Maraykanka halka hal ruux oo kalana uu ku dhaawacmay.

Toogashada oo dhacday habeenimadii Arbacada ayaa sigaar ah uga dhacay gobolka California ee dalka Maraykanka sida boolisku ay sheegeen.

Booliska ayaa sidoo kale sheegay in aanan illaa iyo haatan lagaraneen waxa ku xambaaray ruuxa weerarkan gaystay oo markiiba uu toogtay mid kamid ah ciidamada booliska.