Somali News

Kheyre oo ku wajahan Gaalkacyo

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sacaadaha soo socdo waxaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug, isaga iyo wafdi uu huggaaminayo, sida aan kasoo xiganayno xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya.

Magalada Gaalkacyo ayaa laga dareemayaa soodha weynta Xasan Cali Kheyre waxana wadooyinka waa weyn ee Gaalkacyo lasuray sawairada  RW Kheyre.

Marka uu gaaro Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in uu kulamo la yeesho Bulshada ku nool magaaladaas, Safarka uu maanta ku tagayo Gaalkacyo ayaa qeyb ka ah socdaal uu maalihii lasoo dhaafay ku marayey deegaanada maamulka Galmudug, gaar ahaan Gobolka Galgaduud oo inta badan deegaanadiisa xorta ah uu soo maray.