Somali News

Khilaafka dowladda dhexe iyo Jubbaland oo saameeyay siyaasadda dalka

Muqdisho-KNN-Waxaa isi soo taraya dhibaatooyinka ay wajahayaan dadka ku nool deegaanada uu ka arimiyo maamulka Jubbaland, taas oo ka dhalatay xariyaadda dhanka duulimaadyada ah oo ay saartay xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale siyaasadda cakiran ee Jubbaland ayaa laga baqdin qabaa in ay isku badasho gacan ka hadal, kaddib markii dowladda federaalka ay ciidamo ka dajisay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Halkaan ka dhageyso warbixinta oo intaasi ka dheer dhinacyo bnadanna taabanaysa:-