Waxaa hada si toos ah hoolka xerada xalane uga bilaabatay khudbadaha madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka.
Sidoo kale waxaa goobta khudbado ka jeedinya qaar kamid ah madaxda kasoo qeyb gashay shirka doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed Maxamed Xuseen Rooble Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaana saxiixay heshiiska ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo xirayo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.
Halkan kala soco wixii kusoo kordha


