Somali News

Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo bilaabatay.

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow Xarunta Baarlamaanka Puntland ka bilowday  dhegaysiga khudbadaha musharixiinta u tartamaya xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ee doorasahda berri dhacaysa.

Halkan ka akhriso Magacyada