Baydhabo-KNN-Kulan uu shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaasi oo looga hadlay go’aankii dhawaan ka soo baxay magaalada kismaayo ee Gobalka Gobalka Jubada Hoose.
Masuuliyiinta Koofur galbeed ayaa waxaa ay isku raaceen in ay hakiyeen xiriirkii ay lalahaayeen Dowlada dhexe ee Soomaaliya.
Halkan ka Akhriso



