Guddiga Maamulka Doorashooyinka Koofur Galbeed ayaa shaaciyay 13 kursi ee ugu dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Guddiga ayaa sheegay in 14 ilaa 15 bishaan la billaabi doono Diiwaan gelinta Musharixiinta u tartameysa kuraasta, 16 ilaa 17 bishaana la qaban doono Doorashada.
Hoos ka akhriso jadwalka
