Muqdisho-KNN– Faah-faahino Dheeraad ah ayaa kasoo baxay Kooxo hubeeysan oo xalay Weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan Maamulka Garasbaaley, iyadoona weerarkaasi ay ka dhasheen khasaaro iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta laxaqiijiyay sadax kamid ah ciidamadii laweeraray ayaa dhintay, halka labo kalana ay soo gaareen dhaawacyo Culculus.
Saraakiisha weerarka ku dhaawacmay waxaa kamid ah taliyaha ciidamada nabsugidda deegaanka Garasbaaleey.
Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee deegaanka garasbaaley Cabdullahi Yuusuf ayaa idaacada kulmiye uga waramay sida ay wax u dhaceen. Wariyaheena Cabdullhi Kulmiye ayaa waraystay.
dhageeyso