Somali News

Kooxda PKK oo sheegatay masʼuuliyadda qaraxii ka dhacay Turkiga

Kooxda Kurdiyiinta ee PKK ayaa sheegatay masʼuuliyadda qaraxii ismiidaaminta ee manta lagu weeraray xarruunta wasaaradda arrimaha gudaha Turkiga ee Ankara.

Bayaan ka soo baxay kooxda ayaa sheegtay in laba xubnood ka tirsan dagaal yahaneeda ay fuliyeen weerarkaasi ismiidaaminta ah ee ka dhacay Anakara.

“Weerarka waxaa fuliyay dagaalyahanadeena waxaana aynu ku qaadnay xarruunta wasaaradda arrimaha gudaha Turkiga” sidaasi ayaa lagu yiri Bayaanka ka soo baxay Kooxda PKK.

Ururkaan PPK ayaa waxaa ay dagaal kula jiraan Dowladda Turkiga iyo xulafadiisa reer galbeedka, waxaana ay ku sugan yihiin dalka Ciraaq iyo qeybo kamid ah Turkiga.

Kooxda Kurdiyiinta ee PKK oo sheegatay masʼuuliyadda qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacay dalka Turkiga

Kooxda Kurdiyiinta ee PKK ayaa sheegatay masʼuuliyadda qaraxii ismiidaaminta ee manta lagu weeraray xarruunta wasaaradda arrimaha gudaha Turkiga ee Ankara.

Bayaan ka soo baxay kooxda ayaa sheegtay in laba xubnood ka tirsan dagaal yahaneeda ay fuliyeen weerarkaasi ismiidaaminta ah ee ka dhacay Anakara.

“Weerarka waxaa fuliyay dagaalyahanadeena waxaana aynu ku qaadnay xarruunta wasaaradda arrimaha gudaha Turkiga” sidaasi ayaa lagu yiri Bayaanka ka soo baxay Kooxda PKK.

Ururkaan PPK ayaa waxaa ay dagaal kula jiraan Dowladda Turkiga iyo xulafadiisa reer galbeedka, waxaana ay ku sugan yihiin Xadka Suuriya iyo qeybo kamid ab Ciraaq.