Somali News

Kooxda Xamaas oo sheegtay in ay heshiis lagaartay Israel.

Kooxda Xamaas ee ka dagaalanta marinka Gaza ayaa sheegtay in ay heshiis lagaartay Israel.

Heshiiska ayaa ku saleesan in lajoojiyo qalalaasihii ugu danbeeyay ee labada dhinac dhax maray.

Wadahadalan ayaa waxaa gar wadeen ka ahayd dowladda Qatar waxàana hogaamiyaha kooxdan xasiiskooda Qadar uu sheegay in heshiiska lagaaray.

 Waxyaabaha aan ku heshiisnay waxaa qayb ka ah in lajoojiyo shaqaaqooyinka iyo in Israel ay xad gudubka ka dhaafto dadkeena ayuu yiri Yaxya Sinwar oo saraakiiasha ururka katirsan.

Balse warkan kasoo baxay kooxda Xamaas ayaa waxaa illaa iyo haatan jawaab kabixin Israel.