Somali News

Ku dhawaad 20 ruux oo ku dhimatay weeear ka dhacay dalka Canada

Ruux hubaysan oo ku labisan dareeska booliska ayaa ugu yaraan 16 ruux ku dilay gobolka Nova Scotia, ee dalka Canada.

Sida ay masuuliyiintu sheegeen dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray haweenay booliska katirsan.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ruuxii weerarkaasi gaystay oo isagana dhintay.

Ninka hubays’naa ee weerarka gaystay ayaa lasheegay in uu toogtay dhawr ruux oo shacab ah, kuwaaas oo ka ag dhawaa halka uu weerarku ka dhacay.