Sports

kulamo saaxiibtinimo oo caalamka laga ciyaari doono.

Muqdisho-KNN-Kulama saaxiibtinimo oo kuabada cagta ah ayaa caawa  laga ciyaari doonaa caalamka  kuwaas oo xulal waawayn is haleeli doonaan, iydoo ay xulalka qaar isu diyaarinayaan dhacdada kubada cagta ugu wayn ee bartamaha JUNE  kabilaawan doonta gudaha dal qawoowaha RUSIA.

Kualamada caawa ugu adag ee saaxiibtinimo waxa kamida kulanka caawa  xulka GERMANY laciyaari doonto BARAZIL, kulankii ugu danbeeyay ay wadaqaataan lawadaan xul wuxuu ahaa kulankii  xidaga sare uu ka ahaa T.KROOS kaas oo kusoo idlaaaday 7 gool iyo goal 7-1 oo ay ku harqisay GERMANY dhigeeda BARAZIL kaas oo dhacay  08/07/2014. caawa sadax saac afartan iyo shan 9;45 ayaa geeska afrika laga daawan doonaa.

Kulankakala waa kan caawa u dhaxeen doona xulalka EGLAND  iyo ITALY kualankaan ayaana ahaaan doona midkale oo xiiso badan caawa qaranka italy maka mid ahan xulalka dal qawoowaha Rusia tagi doona maadama uu isaga haray koobka aduunka halkaas bartamaha june ka furmi doona caawa afra saac habeenimo ayaana geeska afrika laga daawan doonaa kulankan.

Sidoo kale xulalka SPAIN ayaa soo dhaween doona xulka ARGGENTINA kulankaan ayaana ahaan doona kulan xiiso gooniya leh MESSI ayaana wajahaya horyaalka uu ka ciyaaro xulkiisa  ARGENTINA  uu ku haminayo inuu xagaagan koobka aduunka uu usoo xareeyo kulankan ayaana ladaawan doona geeska afrika markay saacada soo dul istaaagto afar saac iyo sodon daqiiqo 10:30.

Haddaba waa kuwan dhamaan kulamada kale iyo sid ay xulalka isu wajahayaan.

Ukraine? – ? Japan 4:30 Galabnimo

Uganda? – ? Malawi 6:00 Maqribnimo

Armenia? – ? Lithuania 6:00 Maqribnimo

Georgia? – ? Estonia 6:50 Maqribnimo

Russia ? – ? France 7:00 Fiidnimo

FYR Macedonia? – ? Azerbaijan 7:00 Fiidnimo

Iran? – ? Algeria 7:00 Fiidnimo

Kosovo? – ? Burkina Faso 8:00 Fiidnimo

Switzerland? – ? Panama 8:10 Fiidnimo

Montenegro ? – ? Turkey 9:00 Habeenimo

Bosnia and Herzegovina? – ? Senegal 9:00 Habeenimo

Denmark ? – ? Chile 9:00 Habeenimo

Egypt? – ? Greece 9:00 Habeenimo

Hungary? – ? Scotland 9:00 Habeenimo

Ivory Coast? – ? Moldova 9:00 Habeenimo

Namibia? – ? Lesotho 9:00 Habeenimo

Tunisia? – ? Costa Rica 9:15 Habeenimo

Slovenia? – ? Belarus 9:30 Habeenimo

Luxembourg? – ? Austria 9:30 Habeenimo

Romania ? – ? Sweden 9:45 Habeenimo

Belgium? – ? Saudi Arabia 9:45 Habeenimo

Germany ? – ? Brazil 9:45 Habeenimo

Poland? – ? South Korea 10:00 Habeenimo

Australia? – ? Colombia 10:00 Habeenimo

England ? – ? Italy 10:00 Habeenimo

Morocco? – ? Uzbekistan 10:00

Habeenimo Nigeria? – ? Serbia 10:00 Habeenimo

Tanzania? – ? DR Congo 10:30 Habeenimo