Somali News

Kulan dhex maray Guddoonka Golaha Shacabka iyo Safiirka Ingiriiska

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibaraahim Sheikh Muudeey Ayaa Maanta la kulmay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr.Ben Fender Obe.

Kulanka oo looga hadlay qodobo muhiim ah ayaa waxaa Ka mid ahaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta Safaarada Iyo Golaha Shacabka.