Sports

Leroy Sane oo looga yeeray Xulka Jarmalka

Xidiga kooxda manchester City Leroy Sane ayaa dib loogu yeeray xulka qaranka  Jarmalka kadib markii koobkii aduunka 2018 laga reebay xidigan xidigihii u matalay jarmali.

Hadaba waa kuwaan xidigaha dhamaan loogu yeeray qaranka Germany.