Somali News

LIVE:-Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland oo bilaabatay

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow bilowday Codeynta Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, iyadoona ay ka socoto Xarunta Baarlamaanka Maamulkaasi.

Ilaa iyo 21 musharax ayaa u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in 2 mudane ay ka maqan tahay kulanka, islamarkaana ay si toos ah wax walba u bilaaban doonaan.

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta laga filayaa in ay doortaan cida ay u arkaan in 5 sano ee socota in ay hogaamiso Talada Puntland.

HALKAN HOOSE TOOS UGA DAAWO:-

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/331050467736757/