Somali News

LIVE:-Codeynta Wareega koowaad Doorashada Puntland oo la soo gabagabeeyay.

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow soo idlaaday Wareega koowaad ee  Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay u arkaan inuu hogaamin karo Puntland.

Xildhibaanada Puntland ee hadda Codeynaya ayaa ka kooban 66 Mudane.

Gudigga doorashada Madaxweynaha ayaa hada waxaa ay tirin doonaan qaabka ay codadka u hala heleen 21 musharax ee Maanta loo codeeyay.

Daqiiqado kadib ayaa loo gudbi doonaa wareega Labaad ee doorashada Madaxweynaha ee maamulka Puntland.

Halkan Hoos ka Daawo:-

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/331050467736757/