Somali News

LIVE:-Codeynta Wareega Labaad ee Doorashada M/Puntland oo socota

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow bilaabatay Codeynta doorashadda Wareega Labaad ee Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan Madaxweynaha Maamulkaasi.

Sedex musharax ayaa u soo baxay Wareega Labaad waxaa ayna kala yihiin:-

1:Saciid Abdullahi Deni, waxaa uuna helay codadka   20

2:Asad Cismaan Abdullahi, waxaa uuna helay codadka 17

3: Faarax Cali Shire,   waxaa uu helay codadka 9

Halkan ka Daawo Toos

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/331050467736757/