Somali News

LIVE:-Labo Musharax oo wareega Sedexaad ee Doorashada Puntland u soo gudbay

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow bilaabatay Codeynta doorashadda Wareega  sedexaad ee Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan Madaxweynaha Maamulkaasi.

Labo musharax ayaa u soo baxay Wareega sedexaad waxaa ayna kala yihiin:-

1:Saciid Abdullahi Deni, waxaa uuna helay codadka   29

2:Asad Cismaan Abdullahi, waxaa uuna helay codadka 30

Doorashada ka socota magaalada Garoowe ayaa waxaa ay tahay mid aad u adag.

Halkan ka Daawo Toos

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/331050467736757/