Somali News

LIVE:-Magacyada Musharixiinta u soo gudbay Wareega Labaad ee doorashada Puntland.

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow loo gudbay wareega labaad ee codeynta Doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland, taasi oo ka socota Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal.

Gudigga Doorashada ee Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay Wareega Labaad ay u soo gudbeen sedex Musharax oo kale ah;-

1:Saciid Abdullahi Deni, waxaa uuna helay codadka   20

2:Asad Cismaan Abdullahi, waxaa uuna helay codadka 17

3: Faarax Cali Shire,   waxaa uu helay codadka 9

Halkan ka Daawo Toos

Halkan ka Daawo Toos

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/331050467736757/