Somali News

LIVE:-Tirinta Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland oo socota.

Garoowe-KNN-Tirinta codadka ay dhiibteen Baarlamaanka Maamulka ayaa hada bilaabatay, iyadoona 21 Musharax ay soo dirsadeen wakiilada ma talaya In ay la socdaan habka loo codeeyay.

Gudigga doorashada madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa daqiiqado kadib waxaa ay ku dhawaaqi doonaan inta musharax ee wareega labaad u soo gudbay.

Doorashada ayaa waxaa ay tahay mid aad u xasaasui ah Maanta, iyadoona dad badan ay indhaha ku hayaan doorashada ka soconaysa Magaalada Garoowe.

Halkan Hoose Ka DAAWO TOOS:-

https://www.facebook.com/1236423836460048/videos/331050467736757/