Somali News

Maalmaha loo asteeyay tacadiyada loo geysto Haweenka

Waxaa Laba Maalin Oo Kali Ah Ay Ka dhimantahay Maalmaha Loo Asteeyay Tacadiyada Loogaysto Haweenka Gaar Ahaan Gudiinka Gabdhaha oo ku Beegan 25 bishaan Aan ku Jirno ilaa 10 Bisha December Ee Soo Socota Munaasabadaasi Awgeed Ayaa hay,ada Ifrah Foundation.

Waxay magaalada Muqdisho iyo Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka ay Ku Qabanaysaa Barnaamijyo Looga Hadlaayo Arintaasi iyo Tababaro Lagu Baranayo Sidii Looga Hortagi Lahaa Si Loo Badbaadiyo Gabdhaha Waa in Bulshada Laga Wacyi Galayaa Caadan Foosha Xun Ee Lagula Kaco gabdhaha Yaryar Soogudbinta Fariintan Waxaa iska Kaashada Ifrah Foundation GMC iyo Warbaahinta KNN.