Uncategorized

Shacabka Degmada Doolow ee gobolka Gedo oo laga deyriyay xaaladooda.

Doolow-KNN-Fataahadii uu wabiga Juba ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Gedo aya sameeysay shacabki ku noolaa degmooyinkaasi.

Waxaana dad badan ay iskaga baxeen Guryihi ay deganaayeen iyagoo ay dhibaato ku heysato banaanada iyo degmooyinka kale ee ay u qaxeen.

Maamulka degmada Doolow oo warbaahinta la hadlay xilli ay kulan la qaateen sarakiil ka soctay he’adaha sama falka aya waxa aay sheegeen in dadka shacabka ah ee magaladasi ay xaaladodu tahay mid liidata.

Waxaaay sheegeen maamulka degmada Doolow  in ay dhibatada saameysay dad isugu jira waayel iyo caruur oo ay qaarkood xanuunyihiin.

Waxaa uu maamulka Jubaland iyo sidoo kale dowlada dhexe ka dlabaday in hey’adha gargaarka u jaheeyaan sidi wax loogu qabn laha dadka degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Waxaa ay qeyb ka tahaya degmada Dowlow degmoyin iyo magaalooyin ka tirsan gobolada dalka oo ay saameysay fahaatada Wabiyada Juba iyo Shabeele waxaae fatahada ugu daran ku dhufatay magaalada Baladweyn ee uu ku fatahay Wabiga shabeele.