Somali News

Maamulka Gobolka Gedo oo Puntland ku eedeeyay Faragelin.

Maamulada degmooyinka gobolka Gedo ayaa shir maalmahaan u socday kadib ku go,aamiyey in aysan hoos tagin dowlad-goboleedka Jubbaland iyaga oo Puntland faragalin ku eedeyey.