Garoowe-KNN-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ahna Ku simaha Madaxweynaha maamulkaas, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka Tacsiyeeyey Geerida Allaha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo xilal kala duwan kasoo qabatay maamulka Puntland.
Marxuum Cabdirashiid ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee Puntland laga aas’aasay, isagoo maamulkaas ka soo qabtay xilal kala duwan sida guddoomiye baarlamaan iyo wasaaradaha Howlaha Guud iyo Kallumaysiga oo uu wasiir kasoo noqday.
AKHRISO:-
