Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/lahi Farmaajo iyo Guddoomiye-yaasha labada gole we Baarlamaanka dalka ayaa sheegay in ay mushaar kooda ugu deeqeen dadka ay saameeyeen fatahaadaha dalka ka jira.
Madaxda ayaa mushaar kooda bisha October la gaarsiin doonaa dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiyada Shabeelle iyo Jubba.


