Somali News

Madaxdii hore ee Farmaajo iyo Shariif Sheekh oo kulan la yeeshay Ergayga Soomaaliya u fadhiya QM

Sidoo kale, James Swan waxaa uu khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” oo ay ka wadahadleen is baddalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo fursadaha lagu horumarinayo mudnaanta Qaranka.

Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey James Swan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Waxay ka wada hadleen horumarada dalka ka socda iyo sida loo sii ambaqaadi lahaa horumarka jira.