Uncategorized

Madaxtooyada Galmudug oo War ka soo saartay Xiisadda Siyaasadeed ee ka jirta Galmudug

Cadaado–KNN– Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu Cambaareeyay fal ay ku sheegeen inuu yahay mid Fashilmay oo lagu sheegay in Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Galmudug ay Xilka uga qaadeen madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxaana sidoo kale Warsaxaafadeedka lagu sheegay in 48 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay Kulan Deg deg ah ka yeesheen Wararka sheegaya in Xilka laga qaaday Madaxweyne Xaaf.

Halkaan Riix si aad u Akhrisato Warsaxaafadeedka