Sports

Madaxwayne Farmaajo oo baraarujin qadka taleefanka lawadaagay macalinka xulka qaranka 17jirada iyo ciyaartooydiisa.

Muqdisho-KNN-Iyadoo waqti sacad kayar uun ay ka harsantahy Cayaarta kama dambaysta ah ayey ciyaartoyda da`a yarta ee Soomaalilyeed maanta la ciyaari doonto da`a yarta dalka Tanzania.

Xulka dhalinyarada waxa ay sacad ka hor baraarujin qadka taleefanka ah ka heleen madaxwaynaha dowlada somaliya Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Isagoo ugu horeen madaxwaynaha u hanbalyeeyay ciyaartooyda iyo macalinka qaranka ciyaartooyda da’doodu ka hooseso 17kasano isagoo u rajeeyay inay guul kaga fadhiyaan galabta.

ugu danbeentiina ciyaartooyda iyo macalinka qaranka ayaa wada qaasdaya astaanta astaanta qaranka.