Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo Oo maanta la kulmaya Ardayda Jaamacadaha Garowe.

Garowe-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C.llaahi Maxamed {farmaajo} ayaa maanta la kulmaya ardayda wax ka barata jaamacadaha ku yaala magaalada garawe ee xarunta maamulka puntland madaxweynaha ayaa tagaya qaar ka mid ah jaamacadaha magaalada garowe jaamacadaha uu tagayo madaxweynaha soomaaliya Waxaa ka mid ah jaamacada Bariga Afriga iyo jaamacado kale oo ku yaala magaalada garowe.

Maadxweynaha ayaa lafilayaa inuu la hadlo ardayda wax ka barta jaamacadaha ku yaala magaalada garowe ee maanta uu booqanayo.

Warar ay KNN heleyso ayaa sheegaya in hada ay socoto qaaban qaabadii ugu danbeysay ee uu madaxweynaha uu ku gaaro jaamacadaasi.