Uncategorized

Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Saakay Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Qaabkii loo siidaayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,waxaana uu Tilmaamay in Qaab Damiin ah lagu soo daayay Siyaasiga.

Madaxweyne Xaaf ayaa Xusay in Dadaal dheer loo galay siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame,iyadoo uu Tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada qaarkooda ay ka qeyb qaateen siideynta Siyaasiga.

Halkaan Riix si aad Codka Madaxweynaha u dhageysato