Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Wasiirka Amniga Dowladda Galmudug u magacaabay Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe).