Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha DG HirShabeelle Md Dr Mohammed Abdi Waare Waxaa Xilalkii looga qaaday Wasiirada Amniga Gudaha iyo Warfaafinta Waxaana Xilalkaas loo Magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Mohamed Abdi Kheire Wasiirka Warfaafinta Maxamed Abdirahman Mahamed.

Somali News
Madaxweynaha Hir-shabeelle oo magacaabis iyo xil ka qaadis sameeyay
- by Radio Kulmiye
- December 3, 2019
- 0 Comments
- 153 Views

