Beledweyne-KNN-Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, isagoo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii hore ee gobolkaas Yuusuf Axmed Hagar “Yuusuf Dabageed.
Gudoomiye Dabageed ayaa xil ka qaadistiisu waxa ay timid saacado uun kadib markii uu eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Hirshabeelle oo uu sheegay in uu ku fashilmay maamulida degaanada maamulka Hir-Shabeelle.
Hoos ka Akhriso Warqadda xil ka qaadista iyo magacaabidda:-
