Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo xil ka qaadis sameeyay

Kismaayo-KNN-Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa xilka ka qaadis lagu sameeyay Cali Cabdi Raage oo ahaa la taliyaha Madaxweynaha iyo Xoghayihii Golaha iskaaahiga maamul goboleedyadda.

Wareegtadan uu soo saaray Axmed Madoobe ayaa waxaa Hay’adaha amniga Jubbaland lagu wargeliyay in xilkii laga qaaday Cabdi Cali Raage,isla markaana wixii ka bilowda xiliga warqada la soo saaray uusan matali karin maamulka  Jubbaland.

Halka ka Akhriso