Uncategorized

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimeyaal Cusub”Akhriso”

Garowe–KNN–Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha  Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Xeer  Lr-105, soona baxday Shalay oo taariikhdu aheyd 03 October  2017 ayaa lagu magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo  agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha ee Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo shaqada

Wareegtadan ayaa Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa loo magacaabay  Maxamed Cali Nuur “Jubba”, halka Agaasimihii hore ee Wasaaradda Cabdicasiis Nuur Cilmi loo magacaabay agaasimaha wasaaradda dhalinyarada, shaqada, Shaqaalaha iyo Sportiga ee Puntland