Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay caasimada dalka Jabbuuti ee Djabouti.
Wefdiga ayaa garoonka waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimada Jabuuti ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed.
Mdaxweynaha iyo waftigii la socday waxaa loo galbiyay qasriga ay hoggaamiyaasha dunida ka socdaa degaan oo ay ku sugan yihiin wakhtigan madax kala duwani oo ka soo qayb-galay caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.


