Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Hoolka Afisyooni.

Muqdidho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda soo gaaray Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisyooni, oo ay ka bilaaban doonto doorashada Madaxweynaha JFS.

Horay waxaa hoolka doorashada Afisyooni u gaaray musharixiin dhowr ah kuwaas kamid 35 Musharrax oo u tartamaysa Doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Doorashada ayaa si toos u ibaalan doonto 2:00 duhurnimmo, iyadoona la filayo in ay goordhow hoolka soo gaaran musharixiinta harsan sida Musharrax Madaxwayne Xasan Cali Kheyre, shiikh shariif shiikh axmad, xasan shiikh maxamuud iyo kuwa kale