Uncategorized

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda”Sawiro”

Kampala–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi la socda ayaa Maanta gaaray Magaalada Kampala Ee Caasimadda Dalka Uganda,waxaana lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Kulamo la yeelan doona Madaxweynaha Wadanka Uganda Yoweri Museveni,waxaana ay ka wada hadli doonaan Arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Taageero Milatari oo Dowladda Uganda ay siiso Soomaaliya.