Dhuuso-Mareeb-KNN= Madaxweynaha Somalia Maxamed cabdullahi Farmaajo Oo Wali Ku sugan Magaalada Dhuusa-Mareebn Ee Xarunta Maamulka galmudug Ayaa Ku Wajahan Magaalada Guriceel ee Gal-Gaduud.
Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa xiligaan kulamadii ugu anbeeyay laleeyahay madaxda maamulka galmudug oo uu kala hadlayo xoojinta heshiiska dhexmaray Galmudug iyo Ahlu-suna.
Wadad U dhaxeysa Dhuusa-mareeb iyo Guriceel ayaa amaankeeda Aad loo adkeeyay iyadoo magaalada guriceel dadka ku sugan ay u diyaarsan yihiin soo dhaweynta madaxweynaha somalia.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu mudooyinkii danbe ku jiraa safaro uu ku marayop qaar kamid ah gobolada dalka gaar ahaan maamulada punt-land iyo Galmudug.