Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo u anbabaxay dalka Shiinaha

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa Goordhaweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,isagoo ku sii wajahan dalka shiinaha halkaasi oo kaga qeyb galayo shirka ay yeelanayaa madaxda Africa iyo madaxweynaha shiinaha.

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka shiinaha sida markii wareysi siinaye idaacada kulmiye uu u sheegay wasiirka arimaha dibbada soomaaliya Axmed Ciise Cawad