Garoowe-KNN-Waxaa Magaalada Garoowe ka soconaya shir deg deg ah oo ay leeyihiin Madaxweynaha Maamulka puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo xubnaha ka tirsan Golaha wasiirada ee Maamulkaasi.
Warar qaar ayaa sheegaya in kulan looga hadlayo shirkii dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Kismaayo iyo khilaafka u dhexeeya Madaxda Maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe
Sidoo kale Waxaa kulan lagu falanqeynayaa xaaladda gobolka Sool iyo qodobo kale.