Somali News

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u magacaabay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed.