Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in uu Geeddi-socodka dib u-heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug u wakiishay wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Xaaf ayaa dhamaan hey’addaha kala duwan in ay sii wataan howlaha iyo waajibaadka shoqo ee saaran inta laga dhisayo maamul cusub oo bedela kan hada jira
Halkan ka Akhriso
